Qeybta Jihada

SPORTS

Ilo, City, Juventus ayaa hogaaminaya baacsiga kooxda Traore

Manchester City iyo Juventus ayaa ka sii gudbay Barcelona oo ay ku raadinayaan xiddiga garabka uga ciyaara Wolves Adama Traore, ilo wareedyo ayaa u sheegay ESPN, iyadoo 24 jirkaani uu qarka u saaran yahay inuu xagaaga u dhaqaaqo suuqa kala iibsiga haddii kooxda Nuno Espirito Santo ku guuldareysato inay u soo baxdo…